Jocob Zuma oo la arkay isaga oo qoray Heesta xili Maxkamad amartay in lasoo xiro !

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jocob Zuma ayaa hadal heyn badan ka dhaliyay baraha bulshada iyo Warbaahinta dalka Koonfur Afrika, kadib markii barta uu Twitterka ku leeyahay soo dhigay sawir isaga oo qoray heesta. Dadka u dhashay Koonfur Afrika ayaana aragtiyo kala duwan ka dhiibtay sawirkan uu jocob Zuma kusoo galay qasri weyn uu … Continue reading Jocob Zuma oo la arkay isaga oo qoray Heesta xili Maxkamad amartay in lasoo xiro !